Waa maxay accounts receivable? jawaab kooban oo afsomali ah!

Accounts Receivable waa lacagta uu ganacsigu ku leeyahay macaamiishiisa ee uu ugu qabtay adeeg ama alaabo uu siiyay taas oo aanay lacagtiisa bixinin. Marka ganacsigu ka iibiyo alaab ama adeeg u qabto macaamiishiisa dayn ahaan qiimaha uu ku yeelanay…

Waa maxay accounting? Jawaabi waafi ah oo afsomali ah.

Accounting waa habka loo dhigayo, lagu qeexayo, lagu xusayo xawaaladaha maaliyadeed si loo bixiyo macluumaad faa,iido leh oo loogu adeegsado go,aan qaadashada ganacsiyada. Ujeedada ugu wayn ee accountingku waa in uu bixiyo macluumaad maaliyadeed oo …

That is All